Ogeysiis ku socda Axbaabta ku xiran Sunnaweb.com

3
Monday July 29, 2013 - 00:50:53 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 2206
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ogeysiis ku socda Axbaabta ku xiran Sunnaweb.com

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dhammaaan Axbaabta ku xiran sunnaweb.com waxaaan ku war galineeynaaa in aan ku guuleeysanay in aan xalino cillad ay in badan ka cabanayeen oo ahayd in aan laga dhageeysan karin duruusta websitka ku jirta aaladda mobilada gaar ahaaan shirkadda (Apple) sida IPHONKA: IPODKA: IPADKA.IWM
Hadaba waxaan ugu bishaareeyneeynaaa in hadda wixii ka danbeeya aad ku dhageeysan kartaaan duruusta dhammaaan aaladaha wax lagu dhageeysto nooc walba oo ay yihiin.
waxaaan idinkaga mahadcelineeynaaa fikirkiina qiimaha badan ee aad markasta noo soo dirtaaan,
wixii talo iyo tusaale ah ama su,aalo ah noogu soo hagaajiya
E-mail:sunnaweb@hotmail.com


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Site Designed & Developed by Ileys Inc