Munaasabada Mowlidka Nabiga NNK oo lagu qabtay Göteborg Sweden

0
Tuesday January 14, 2014 - 11:52:09 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 2614
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Munaasabada Mowlidka Nabiga NNK oo lagu qabtay Göteborg Sweden

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus







Waxaa Magaalada Göteborg ee wadanka Sweden lagu qabtay Maalinimadii Sabtida taariikhduna ku beegnayad 11-01-2014-Taariikhda Hijriguna ahayd 1435-Rabiicul-awal-10 Munaasabad lagu weynaynaayay dhalashada Nabigeenii suubanaa CSW.
Xaflada Ayaa waxaa kasoo qeybgalay dadweyne iskugujirey qeybaha kala duwan ee bulshada sida culumaa,udiinka Aqoonyahano,Odayaal,
Dhalinyaro,Hooyooyin.
Xaflada ayaa waxaa lagu daahfurey sidii dhaqanka islaamku ahaa Ayaayadaha qur,aanka kariimka Kadibna waxaa halkaa kusoo bandhigay Qasaaid Nabi amaan ah qaar kamid ah Culumada hlusunna Waljamaaca.
Culumaa,diinkii Muxaadarada kasoo jeediyay waxaa kamid ahaa


Sh C/Raxmaan Sh Muxyidiin Celi, from Goteborg.
Sh Cali Raage Shanle From Koping.
Sh Cabdulahi Salaad from Goteborg.
Sh Muxyidiin Maxamud Xirsi From Koping.
Sh Axmed Cabdikariim From Norway Oslo
Sh Muxyidiin Mohamed Aadan From Stockholm
Sh Maxamud Xassan Jimcaalle from Goteborg


Maadixiinta goobta ku sugnaa waxaa ka mid ahaaa
Shariif Skeekhuna Maye From Goteborg
Sh Abdi Cali From Borlange
Macalim Bashiir Sh Maxamed From Stockholm
Sh Cabdikiriin Sh Cumar From Goteborg
Sh Cabdinuur Quraan ka adag
Sh Shariifow Xuseen Baasay.
Xaaji Shaafici From Goteborg
iyo inbadan oo aan magacyadooda halkaan lagu soo koobi karin.
Xafladda oo ay ka muuqatay bilc ayaa waxaa ay ku soo gabagaboowday nuur iyo nafaxaad.

Warbixinta Waxaa soo diyaariyay
Sunnaweb.com.
wixii talo iyo tusaale ah ku soo dir
sunnaweb@hotmail.com



































Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Site Designed & Developed by Ileys Inc