Munaasabada Qatinka Subaca Quraanka iyo Siyaaradii Sayidata Faadima Binta Nabi (NNK) oo laqaban doono 20-05-2017

0
Thursday May 15, 2014 - 12:08:11 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 2661
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Munaasabada Qatinka Subaca Quraanka iyo Siyaaradii Sayidata Faadima Binta Nabi (NNK) oo laqaban doono 20-05-2017

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus




Waxaa La Ogaysiinayaa Dhamaan bulshada islaamka ah ee Wanaaga Jecel in lagu qaban doono Magaalada Stockholm ee Caasimada Sweden Munaasabadda khatimka Subaca Quraanka Kariimka iyo Siyaaradii Sayidata Niisaa Faadima Binti Rasuul (NNK).


Taariikhda waa 20-05-2017

Goobta:Tensta Masjidul Khayr


Wixii faah faahin ah ee intaas dheer kala xidhiidh Telephonadan hoos ku qoran:

0046:739443731-0046:737429214

Mahadsanidiin.

By Sunnaweb.com

Stockholm Office

E-Mail Sunnaweb@hotmail.com





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Site Designed & Developed by Ileys Inc