Siyaaradii Sh,Muxamed Cusmaan oo lagu qabtay minneapolis

0
Tuesday May 31, 2011 - 02:50:12 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 2490
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Siyaaradii Sh,Muxamed Cusmaan oo lagu qabtay minneapolis

    waxaa madarasada caankaa ee nuuruliimaan ee magalada minneapolis lagu qabtay xaflad loogu ducaynayay shiikhii waynaa shiikh maxamed osman.xafladas oo ay ka soo qaybgaleen dadwayne iyo culimo waawayn oo ay ka mid ahaayeen sheekha caalimkaa ee faqiihaa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

waxaa madarasada caankaa ee nuuruliimaan ee magalada minneapolis lagu qabtay xaflad loogu ducaynayay shiikhii waynaa shiikh maxamed osman.xafladas oo ay ka soo qaybgaleen dadwayne iyo culimo waawayn oo ay ka mid ahaayeen sheekha caalimkaa ee faqiihaaa shiikh Abdiqadir xaashi Cali (Baajuuri) shiikh maxamed Abdi Caafi iyo culimo kale ayaa waxay ku bilaabatay aqrinta quranka kariimkaa oo dadkii meesha jogay ey qofkast hal juz inuu dhemeeyo loo diray ayaa waxaa suura gashay dadkoo badnaa darteed in dhowr jamac loo hadiyeeyo sheekha. Quran aqriska kadib waxaa lagu da galay xafladii kale oo ku bilaabatay ka sheekeen laga sheekeeyo sheekha tarikhdiisii iyo sababtii ku qasabtay inuu barto diinta islaamka. sheeekh caafi oo ku bilaabay ka sheekaynta taariikhda sheekha ayaa waxa hadaladiisii ka mid ahaa Xafladaas waxay ku soo gaba gabowday jawi heersaraaa












Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Site Designed & Developed by Ileys Inc