Munaasabada Mowliidka Nabiga oo lagu qabtay Galkacyo Somaliye

0
Monday January 12, 2015 - 22:46:39 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 2580
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Munaasabada Mowliidka Nabiga oo lagu qabtay Galkacyo Somaliye

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus






Munaasibadaan oo lagu soo gaba gabeynayay xuska dhalashada nnkh ayaa manta lagu qabtay magaalada galkacyo ee xarunta gobalka mudug waxaana ka qaybgalay qaar katirsan masuuliyiinta galmudug iyo qaybaha culima’udiinka
Culimadii ka qaybagshada ayaa inta badan waxaay manta hadalooda kusoo qateen muhiimadda ay bulshada uleedahay isu imaantikaan lagu xusayo dhalashadii nabigeena muxamad nnkh
Gudoomiyaha maxkamadda sare ee galmudug sheeq axmed sheq yusuf ilka dahab oo ka qaybaglay kulnka ayaa hadalo dheer uu jeediyay waxa uu kaga hadlay dhibaatada kooxaha jidgooyada ay kuhyaan gaadiidka iyo dadka isticmaala wada xiririsa galkacyo iyo galinsoor asagoo tilmaamay in culimada deegaanada galmudug ay muhimtahay in meel looga soo wada jeesto

Bisha rabiicul awal oo dadka soomaaliyeedna ay uyaqaanan mowliidka ayaa laqabtaa xaflado lagu maamuusayo dhalashadii nnkh waxaana dunida muslimka inteeda badan gudaha bishaan laqabtaaixtifaalo looga sheekaynayo taariikhdii dhalasho iyo marxaladihii laga soomaray fidinta Diinta islaamka


1 (2)1 (3)1 (5)1 (6)1 (8)1 (11)1 (12)1 (16)1 (26)1 (30)1 (32)1 (35)1 (34)1 (26)1 (20)



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Site Designed & Developed by Ileys Inc