Siyaaradii Sh Cabdulqaadir Jiilaani oo lagu qabtay Stockholm 2015-03-21

0
Sunday March 22, 2015 - 11:07:15 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 2273
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Siyaaradii Sh Cabdulqaadir Jiilaani oo lagu qabtay Stockholm 2015-03-21

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus






Waxaa Magaalada Stockholm ee wadanka Sweden Hamiinkii Sabtida ahayd ka dhacday siyaaradii Sheekh Cabdulqaadir Jiilaani .

Siyaarada oo Sanad walba ka dhacda Daafaha caalamka Gaar ahaan Wadanka Sweden ayaa waxaa sanadkaan si weyn uga soo qeyb galay Mashaa,ikh waaweyn oofarabadan.


Siyaarada ayaa waxaa looga kala yimid Daafaha Magaalada Stockholm Siyaarada ayaa waxaa lagu Furay Qur,aanka Kariimka ah iyo waliba Muxadarooyin Diini ah halkaasi looga soo jeedinayay Dhamaan dadkii ka soo qeyb galay.

dadkii ka soo qeyb galay oo isugu jiray Culumo,Odayaal ,Dhalin yaro,Haween iyo Caruur ayaa waxaa dhamantood ay aad ugu faraxsanyeen habka ay usocotay.

Waxayna Siyaaradu xalay saqdii dhaxe ku soo idlaatay jawi farxadeed waxaana culumada halkaasi isugu yimid ay u duceyeen dhamaan Umadaha islaamka ayaga oo gaar haan u duceeyay umada soomaaliyeen iyo Dadkii Siyaarada u istaagay in ay dhigaan ayada oo Khitaamkana lagu soo xiray siyaarada Qasiidooyin aad umacanaa.

Siyaaraadaan oo ahayd mid ay ka muuqatay bilic ayaa waxaa ay ku soo gabagaboowday nuur iyo nafaxaad.

Xafiiska Sunnaweb Sockholm:
E-mail: Sunnaweb@hotmail.com
























Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Site Designed & Developed by Ileys Inc