Ixtifaalka Mowlidka Nabiga nnkh oo lagu qaban doono Stockholm Sweden.

0
Saturday September 29, 2018 - 21:25:02 in Wararka by Abdinoor Maali Hassan
  • Visits: 3448
  • (Rating 3.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Ixtifaalka Mowlidka Nabiga nnkh oo lagu qaban doono Stockholm Sweden.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaa la ogeysiinayaa dhamaaan walaalaha khayrka jecel in lagu qaban doono magaalada Stockholm ixtifaalka Mowlidka nabiga nnkh. 17-11-2018.

Waxayna  bilaaban doontaa saacaddu markay tahay 15:00  ilaa saacaddu markay tahay 22:00 ee Fiidnimo.
 
Ha moogaanina in aad ka soo qayb gashaan Xafladda Ixtifaalka Mawliidka Nabigeena (scw), si aad uga faa'idaystaan barashada "Siiradi Nabiga SCW, dhegaysiga Wacdiga, Naseexada, Dardaaranka iyo Baraarujinta xagga Diinta Islaamka."
 
Ilaahay ha nagu wada abaalmariyo shafeecadda Nabigeena suuban SCW.

Wixii faah faahin intaas dheer kala xiriir. Tel: 0700100169
ama e.mail: info@sunnaweb.com


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Site Designed & Developed by Ileys Inc