Ogeysiis Muhiim ah Walaalaha ku xiran Shabakadda Sunnaweb

0
Wednesday June 05, 2019 - 17:15:28 in Wararka by Abdinoor Maali Hassan
  • Visits: 6157
  • (Rating 3.2/5 Stars) Total Votes: 6
  • 3 1
  • Share via Social Media

    Ogeysiis Muhiim ah Walaalaha ku xiran Shabakadda Sunnaweb

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Asc dhammaan walaalaha ku xiran Shabakadda Sunnaweb.com waxaan ugu bishaareeyneeynaa in aan soo kordhinay Application (App) laga dhageeysan karo dhammaan Duruusta ku jirta Websiteka.

Hadaba si aad ula soo dagto appka ku qor 
Play Storeka Sunnaweb.
Waxaan ka cudur daaraneeynaa walaalaha isticmaala Apple ka( Iphone ) in uusan diyaar ahayn laakiin aan sida ugu dhaqsiyaha badan u sameyn doono insha ALLAH.
Wixii talo iyo tusaale ah nagula wadaag qaybta Commentiga ama e.mailka info@sunnaweb.com.
Fadlan share garee si ay walaalaha kale u gaarto Fariintaan waad mahadaantihiin.

Ogeysiis



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Site Designed & Developed by Ileys Inc