Sidee looga ciiday Magaalada Stockholm?

0
Monday November 07, 2011 - 02:20:05 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 2460
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sidee looga ciiday Magaalada Stockholm?

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaa Magaalada Stockholm ee Caasimada wadanka Sweden si weyn looga ciiday Ciidul Adxada waxaa kamid ahaa meelaha lagutukaday Salaada Ciida Masaajidka Macalin Siciid oo sadex jeer lakala tukaday kadib markii ay soo buux dhaafiyeen dad aad u tiro badan Culimaduna ay kasoo jeediyeen qudbado kaladuwan.
waxaa maanta si wayn looga dareemayaa farxada Ciidu Adxa, iyadoo wadooyinka Laguarkayay dadweynefara badan oo u dabaaldagaya Munaasabadan, Caruur farabadan iyo waalidiintooda.
Maamulka Sunnaweb.com waxay Shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyaynayaan munaasabada Ciida meelkasta oo ay joogaan.
Hambalyo...Hambalyo... Farxad, Nabad iyo Barwaaqo Ku Ciida...Ciid Wanaagsan.



















Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Site Designed & Developed by Ileys Inc