Ogeysiis: Ixtifaalka Mowlidka Nabiga nnkh. oo lagu qaban doono Stockholm.

0
Monday January 09, 2012 - 17:35:42 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 2182
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ogeysiis: Ixtifaalka Mowlidka Nabiga nnkh. oo lagu qaban doono Stockholm.

    waxaa dhamaan Muslimiinta ku nool Dalka Sweden, gaar ahaan Magaalada Stockholm la ogaysiinayaa in la qaban doono "Ixtifaalka Mawliidka Nabigeena S.C.W." maalinta Sabtida ah, Bisha november ay tahay 17- 2018. Xafladda Ixtifaalka Mawlii

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ixtifaalka Mawliidka
waxaa dhamaan Muslimiinta ku nool Dalka Sweden, gaar ahaan Magaalada Stockholm la ogaysiinayaa in la qaban doono "Ixtifaalka Mawliidka Nabigeena S.C.W." maalinta Sabtida ah, Bisha november ay tahay 17- 2018. Xafladda Ixtifaalka Mawliidka Nabiga (scw) waxaa lagu qaban doona "Hoolka shirarka Tensta Träff Waxayna bilaaban doontaa saacaddu markay tahay 15:00 ilaa saacaddu markay tahay 22:00 ee Fiidnimo. Ha moogaanina in aad ka soo qayb gashaan Xafladda Ixtifaalka Mawliidka Nabigeena (scw), si aad uga faa'idaystaan barashada "Siiradi Nabiga SCW, dhegaysiga Wacdiga, Naseexada, Dardaaranka iyo Baraarujinta xagga Diinta Islaamka." Ilaahay ha nagu wada abaalmariyo shafeecadda Nabigeena suuban SCW. Wa Billaahi Towfiiq. Xariirka Telefonda: 0046: 700100169 E mail. info@sunnaweb.com


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Site Designed & Developed by Ileys Inc