Ixtifaalka Mowliidka Nabiga (NNK) oo Lagu qabtay Stockholm Sweden.

0
Monday February 13, 2012 - 00:29:05 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 6740
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ixtifaalka Mowliidka Nabiga (NNK) oo Lagu qabtay Stockholm Sweden.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaa Magaalada Stockholm ee wadanka Sweden lagu qabtay xaflad si weyn loo soo agaasimay laguna maamuusaayey ixtifaalka dhalashada Nabiga NNK ayaa waxaa lagu qabtay xaafada Tensta gaar ahaan hoolka shirarka ee TENSTA TRÄFF.
Xafladda oo ahayd tii ugu weynayd ee ka dhacda qaaradda yurub ayaa waxaa fadhiyey goobta in ka badan kun iyo shanboqol oo qof 1500.halka in kaloo badan ay banaanka ka dhageeysanaayeen goobta oo buux dhaaftay aawadeed.
Xafladda ayaa waxaa lagu furay aayadaha quraanka oo uu akhriyey Mucalim Faarax.intaas ka bacdi ayaa waxaa muxaadaro aad iyo aad u qiimo badan kasoo jeediyey Sh.Muxiyadiin Xassan ayaanle oo ka hadlay Qatarta ay leedahay Nabiga oo la xaqiro
Waxaa Sidoo kale isna Muxaadaro ka ilmeeysiisey dadweeynihii goobta soo camirey ka jeediyey Sh:abdiraxmaan Sh.Muxiyaiin Celi oo ka hadlay Geerida Nabiga NNK
Sh.Craxman Sh Muxyadiin Celi
































Jameeco Bakistaaniyiin ah oo Nabi amaan qaadaya




Wariyaha TVGA caalamiga ah ee Horn Cable TV Abdikariin Dalmar oo duubaya Xafladda





Fiiro Gaar ah naga filo mar dhaw Vedeogii laga duubay xafladda.

Sunnaweb Stockholm Office
sunnaweb@hotmail.com


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Site Designed & Developed by Ileys Inc