IXTIFAALKA MOWLIIDKA NABIGA (NNK) OO LAGU QABTAY TURKU FINLAND

0
Wednesday February 22, 2012 - 00:01:31 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 3895
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    IXTIFAALKA MOWLIIDKA NABIGA (NNK) OO LAGU QABTAY TURKU FINLAND

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaa Magaalada Turku ee wadanka Finland lagu qabtay xaflad si weyn loo soo agaasimay laguna maamuusaayey ixtifaalka dhalashada Nabi Muxamed (NNK)
 
Culumaa.udiinka ka Muxaadarooyinka jeedinayey waxaa ka mid ahaa


Sh Maxamuud Sh Xassan
Sh Maxamuud Guriceel
Sh Maxamuud Cabdi Sabriye
Sh Haashim Sh Yuusuf
iyo Culumaa.udiin kale.


Dhinaca Xiriirinta Xafladda,
Shiikh Cabdirashiid Xasan,
Shiikh Guuleed Aadan Maxamed,

Dhinaca Salawaadka iyo digriyada

Macalin Xasan Rooble,

Cabdinuur Quraan Ka,adag,

Shiikh Fatxi,

Shiikh Kaare Sabriye
Sh Daahir Walde
Cabdi Siciid Yuusuf
Macalim Muuse Caateeye

Shiikh Cabdulqaadir Sh,Yuusuf 
Xafladan ayaa waxaa soo agaasimay

Mursal Cali Nuure, Gudoomie

Cabdulaahi Muuse Xaaji, Xibin

Shiikh Wacdi Aadan, Xibin

Warsame Aadan Maxamuud, Xibin

Dhinaca dumarkana
Maryan Faarax,

Xaliimo Jaamac,

Faaduma Dhalin,

Ifraax Axmad Jaamac,

Maandeeq Abshir Cali,

Layla Muuse Xasan,

Xamdi Ciise Xaaji,

Canab Cabdinuur Jaamac,

Rabadaan Muxyadiin,


Dhinaca adeega iyo hawlaha

Mursal Axmad Jaamac,
Saqaawe Muxyadiin Cabdulaahi,
Maxamad Axmad Jaamac,
Farsamayaqaanka goobta Minjiste Cismaan Coon,


Xafladda oo ahayd xaflad balaaran kana muuqatay bilic iyo qurux ayaa waxaa ay ku soo gabagaboowday Nuur iyo nafaxa.

waxaa soo diyaariyey
Mursal Cali Nuure
daa_uud11@hotmail.com.
sunnaweb.com Office
Turku Finland
































Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Site Designed & Developed by Ileys Inc