Kulankii uu la qaatay Jaaliyadda Sweden Pro: Xirsi Aw Maxamed Hilowle Daawo

0
Sunday May 27, 2012 - 02:28:13 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 2417
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Kulankii uu la qaatay Jaaliyadda Sweden Pro: Xirsi Aw Maxamed Hilowle Daawo

    Gudoomiyaha Guud ee Ahlusunna Wajamaaca Pro. Xirsi Aw maxamed hilowle Labagare oo kormeer shaqo ku maraya Wadamo badan oo kamid ah Yurub oo mudo Sadex cisho ah kusugnaa dalka Sweden ayaa shalay oo taariikhdu ehayd 26 Bisha 05 2012 dadweyne badan k

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Gudoomiyaha Guud ee Ahlusunna Wajamaaca Pro. Xirsi Aw maxamed hilowle Labagare oo kormeer shaqo ku maraya Wadamo badan oo kamid ah Yurub oo mudo Sadex cisho ah kusugnaa dalka Sweden ayaa shalay oo taariikhdu ehayd 26 Bisha 05 2012 dadweyne badan kula hadlay Magaalada Stockholm ee Wadanka Sweden. Gudoomiyaha waxaa ku soodhaweeyay Sweden qaybaha kala duwan ee Jaaliyada Soomaaliyeed ee ku dhaqan Magaalada Stockholm oo ay hormuud ka ahaayeen Culuma, udiinka Ahlusuunna Waljamaaca. Gudoomiyaha oo kahadlay Hadafka Siyaasadeed ee Ahlusunna Wajamaaca iyo waxyaabihii uu qabtay Mudadii uu Xilka hayay kor ka daawo ayadoo dhamays tiran.





























BY: Sunnaweb Media
Xafiiska Stockholm
E-mail sunnaweb@hotmail.com




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Site Designed & Developed by Ileys Inc