Ogeysiis:
- Wargelin: Kitaabka Sunanu Abii Daa,uud oo uu Aqrinayo Sh.Cali Cismaan Ugaas Ayaa lasoo geliyay websiteka ka faa,iideeysi Wacan.
- Ogeysiis: Dhammaan walaalaha waxaa lagu wargelinayaa in aan soo kordhinay Android app aad ka dhagaysan kartaan Duruusta ku jirta Websiteka. hadaba si aad ula soo dagto kuqor play Storeka Sunnaweb.
- Wargelin: Kitaabka Minhaajka oo uu Aqrinayo Sh.Maxamud Cali Wacays Ayaa lasoo geliyay websiteka ka faa,iideeysi Wacan.
Ixtifaalka Mowliidka NNK oo si weyn looga dhigay magaalada Köping daawo
maalintii sabtida aheyd 5ta bisha mars 2011 waxaa magaalada Köping ee wadanka Sweden laguqabtay xaflad lagu khatimayay dhalashadii mowliidka nabiga (nnk)
Xafladaas oo kadhacday hoolka shirarka ee looyaqaan volvogården ee xaafada Glasgatan.
ee magaalada Köping waxaa kasoo qeeb galay dadweyne aad ufarabadan oo kakala yimid
daafaha magaalada köping iyo gobolada kuxeeran.
xaflada waxaa kasoo qeeb galay qaar kamid ah culima.udiinka waaween ee ahlusunna waljamaaca oo kakala yimid magaalooyinka iyo gobolada sweden.
xaflada ayaa lagu daahfurey Aayadaha qur.aanka kariimka ah oo halkaas ka aqriyay arday kamid ah ardeyda dhigata dugsiga magaalada köpnig zakariye muxyidinn sh siciid kadibna waxaa microfonka lagusoo dhaweeyey ardey iskugu jirtay wiilal iyo gabdho oo halkaad qaaday uguna raaxeeyay dadkii dhagaysanayay qasaa.id nabi amaan ah oo aad umacaan.
intaa kadib waxaa si toos ah ubilowday muxaadaraadkii kala duwanaa ee ay culimadu siijeediyeen.
culimada halkaa ka muxaadareyey waxaa kamid ahaa.
SH. Maxamud Maxamed Cali shikh guriceel. Stockholm
SH. Maxamud cabdi sabriye. Stockholm
Mucalim Maxamud shikh Xasan. örebro
SH. muxamed mucalim siciid. Stockholm
sidokale waxaa qasaa.id nabi amaan ah halkaasi kaqaaday culimada kala ah
Sh. deeq muxumud xaaji cismaan
Sh. c.nur mucalim c.qadir qur.aan ku adag
Sh. daahir walde
Sh iimaan warsame iyo
Sh c.fataax ilkacase.
uguhoreyn waxaa muxaadaro aad uqiimo badan oo dhinacyo badan taabanaysayiyo inaan muslimka lagu dirin xabiibkooda muxamed ah halkaa kasoo jeediyay
sh maxamud maxamed cali (shiikh guriceel)sh maxamud cabdi sabriye ayaa isna udheeraaday qiimaha uu leeyahay saliga nabiga, qaababka loogu salin karo iyo waliba qofka aan kusalin nabiga waxa uuyahay mucalim maxamud sh xasan ayaa isna si laga maqsuuday ugahadlay xugumka mowliidka iyo waxa ay diinta islaamku kaqabto.
mucalim maxamed mucalim siciid ayaa isna kahadley qaar kamid ah mucjizaadkii Nb muxamed (csw)oo ka ilmeysiiyay dadkii dhagaysanayay
ugudanbeyntii waxaa xaflada qeebteedii hore sooxiray sh muxyidiin maxamud xirsi oo u mahad celiyay dhamaan dadkii kasooqeeb galay waxaana loo duceeyey dadkii kasoo shaqeeyay iyo waliba umada soomaaliyeed inuu ilaahay dhibka ka saaro waxaana lagu khatimay saliga nabiga (nnk)
xaflada oo uu xiriiriye ka ahaa mucalim bashiir sh.maxamed macalin ayaa waxaa ay ku soo gabagaboowday nuur iyo nafaxaad.
waxaan ka cudur daaranaynaaa in aanan soo saarin masawiradii gabdhihii xafladda ka qayb galay cilad farsamo awgeed
wabilaahi towfiiq.

sawirada dadkii ka qayb galay ixtifaalka
Ixtifaalka Mowliidka NNK oo si weyn looga dhigay magaalada Köping daawo
maalintii sabtida aheyd 5ta bisha mars 2011 waxaa magaalada Köping ee wadanka Sweden laguqabtay xaflad lagu khatimayay dhalashadii mowliidka nabiga (nnk) Xafladaas oo kadhacday hoolka shirarka ee looyaqaan volvogÃ¥rden ee xaafada