Muslimiinta ku dhaqan Stockholm oo Siweyn ugu dabaaldagay Ciida Adxada

0
Wednesday October 16, 2013 - 07:51:36 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 2778
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Muslimiinta ku dhaqan Stockholm oo Siweyn ugu dabaaldagay Ciida Adxada

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Muslimiinta ku dhaqan magaalada Stockholm ee Caasimadda dalka Sweden ayaa maanta si weyn ugu dabaaldegay munaasabadda Ciidda Barakeysan ee Ciidul Adxa.


Soomaalida ku dhaqan Xaafadda Tensta ee Magaalada Stockholm ayaa Maanta Salaadda Ciidda ku oogay Hoolka weyn ee Tensta träff iyo fagaareyaal kale.

Magaalada Stockholm Caasimada Sweden ayaa Maanta Si weyn looga Ciiday Goobo kala duwana Saaka lagu tukaday Salaada Ciidul Adxa.

Goobaha lagu tukaday waxaa ka mid ah Hoolka weyn ee tensta träff oo ay kutukadeen Boqlaal dadweyne ah oo ay kamuuqatay farxad iyo labis Qurxoon.

Dhanka kale Sh Maxamed Macalim Siciid ayaa Lahadlay Salaadii Ciida Boqlaal dadweyne ah Shiikhu wuxuu ku dheeraaday Ciida Fadligeeda iyo waxa laga rabo Qofka Muslimka ah Maanta oo kale.
daawo Qudbada Salaada Ciida Sh Maxamed Macalim Siciid









Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Site Designed & Developed by Ileys Inc