Siyaaradii Sh C/Raxman Sh Nuur oo Lagu Qabtay Stockholm

0
Monday November 04, 2013 - 09:33:57 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 2478
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Siyaaradii Sh C/Raxman Sh Nuur oo Lagu Qabtay Stockholm

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaaa Magaalada Stockholm ee wadanka Sweden lagu qabtay Siyaaradii Sh C/Raxman Sh Nuur Siyaarada oo ay soo qaban qaabiyeen culimaa,udiinka ahlusunna Waljamaaca ee magaalada Stockholm ayaaa waxaa lagu qabtay Xaafada tensta.



Siyaaradaan oo Sanadkiiba mar lagu qabto Magaalada Stockholm ayaa waxay ka dhacday Xaafadda Tensta.


Sheekhu wuxuu kaalinweyn kulahaa fidinta diinta islaamka wuxuu dadka dhexdiisa ku lahaa qadarin weyn wuxuu Fidin jiray diinta islaamka iyo dariiqada qaadiriyada.


dhanka kale shiikhu wuxuu ahaa dhakhtar kuxeel dheer arimaha Caafimaadka Gacantiisa barakaysana dadbadan ilaahay ku caafiyay.
Fiiro gaar ah Hadii Alle Idmo waxaan idiin soo gudbin doonaa
Muuqaaladii Siyaarta.


By: Sunnaweb.com


Stockholm Office


E.amail:sunnaweb@hotmail.com






























Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Site Designed & Developed by Ileys Inc