Siyaaradii Sh.Cali samatar oo lagu qaban doono MADARASADA NUURULIIM

0
Wednesday June 08, 2011 - 01:56:56 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1917
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Siyaaradii Sh.Cali samatar oo lagu qaban doono MADARASADA NUURULIIM

    Siyaradii SHEEKHUL MASHAA,IKH SHEEKH CALI SAMATAR OO LAGU QABAN DOONO MADARASADA NUURULIIM. Waxaa lagu war galinayaa dhammaan umadda musliminta ah meel kasta oo ay calamka ka joogaan in lagu qaban doono madarasada Nuuruliimaan ee Magalada Minnea

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Siyaradii SHEEKHUL MASHAA,IKH SHEEKH CALI SAMATAR OO LAGU QABAN DOONO MADARASADA NUURULIIM. Waxaa lagu war galinayaa dhammaan umadda musliminta ah meel kasta oo ay calamka ka joogaan in lagu qaban doono madarasada Nuuruliimaan ee Magalada Minneapolis ee Wadanka maraykanka xaflad aa u balaran oo lagu xusi doono Shiikhul mashaa ikh SHEEKHUNAA SHIIKH CALI SAMATAR malinta sabti da ah ee nagu soo aadan oo Tarikhdu ku began tahay 6-11-11.Xafladas oo ay ka muxadarayn doonaa Culimadan 1.Shiikh Abdiqadir Xashi(Baajuuri) 2.Shiikh Abdiqadir Macalin Adan 3.Shiikh Sahal Macalin Xassan 4. Shiikh Maxamed Abdi(Caafi) Waxay Bilaaban doontaa 5:00 P.M Xiliga Minnesota Hadaba howl wadeenada Madarasadu waxay idin leeyihiin ka soo qayb gal wanaagsan. Cidan soo gaarin waxay ka dawan karaan website yada kala ah www.mustaqiim.com ama www.sunnaweb.com Ama waxad kala socon kartaa qolka paltak-ga qolka islam live ahlusuna waljamaca Nabigakusalii or 712-432-3066 code ku waa 477199 wixii suala soo wac 612-483-1107 MAHADSANIDIIN:


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Site Designed & Developed by Ileys Inc