Munaasabada Mowliidka Nabiga oo lagu qabtay Göteborg Sweden

0
Wednesday January 07, 2015 - 22:15:17 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 2097
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Munaasabada Mowliidka Nabiga oo lagu qabtay Göteborg Sweden

    Waxaa Magaalada Göteborg ee wadanka Sweden lagu qabtay Maalinimadii Sabtida taariikhduna ku beegnayad 03-01-2015-Taariikhda Hijriguna ahayd 1436-Rabiicul-awal-12 Munaasabad lagu weynaynaayay dhalashada Nabigeenii suubanaa CSW. Xaflada Ayaa wa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaa Magaalada Göteborg ee wadanka Sweden lagu qabtay Maalinimadii Sabtida taariikhduna ku beegnayad 03-01-2015-Taariikhda Hijriguna ahayd 1436-Rabiicul-awal-12 Munaasabad lagu weynaynaayay dhalashada Nabigeenii suubanaa CSW. Xaflada Ayaa waxaa kasoo qeybgalay dadweyne iskugujirey qeybaha kala duwan ee bulshada sida culumaa,udiinka Aqoonyahano,Odayaal, Dhalinyaro,Hooyooyin. Xaflada ayaa waxaa lagu daahfurey sidii dhaqanka islaamku ahaa Ayaayadaha qur,aanka kariimka Kadibna waxaa halkaa kusoo bandhigay Qasaaid Nabi amaan ah qaar kamid ah Culumada hlusunna Waljamaaca. Culumaa,diinkii Muxaadarada kasoo jeediyay waxaa kamid ahaa Sh Saalix Macalim Cabdulaahi From US Macalim Siciid Xassan Cilmi From Stockholm Sh C/Raxmaan Sh Muxyidiin Celi, from Goteborg. Sh Cabdulahi Salaad from Goteborg. Sh Axmed Cabdikariim From Norway Oslo Sh Muxyidiin Mohamed Aadan From Stockholm Sh Maxamud Xassan Jimcaalle from Goteborg Macalim Maxamud MacalimXassan From Örobro Maadixiinta goobta ku sugnaa waxaa ka mid ahaaa Shariif Skeekhuna Maye From Goteborg Sh Cabdikiriin Sh Cumar From Goteborg Sh Cabdinuur Quraan ka adag Xaaji Shaafici From Goteborg iyo inbadan oo aan magacyadooda halkaan lagu soo koobi karin. Xafladda oo ay ka muuqatay bilc ayaa waxaa ay ku soo gabagaboowday nuur iyo nafaxaad. Warbixinta Waxaa soo diyaariyay Sunnaweb.com. wixii talo iyo tusaale ah ku soo dir sunnaweb@hotmail.com































Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Site Designed & Developed by Ileys Inc