Ogeysiis:
- Wargelin: Kitaabka Sunanu Abii Daa,uud oo uu Aqrinayo Sh.Cali Cismaan Ugaas Ayaa lasoo geliyay websiteka ka faa,iideeysi Wacan.
- Ogeysiis: Dhammaan walaalaha waxaa lagu wargelinayaa in aan soo kordhinay Android app aad ka dhagaysan kartaan Duruusta ku jirta Websiteka. hadaba si aad ula soo dagto kuqor play Storeka Sunnaweb.
- Wargelin: Kitaabka Minhaajka oo uu Aqrinayo Sh.Maxamud Cali Wacays Ayaa lasoo geliyay websiteka ka faa,iideeysi Wacan.
Al,isra Walmicraaj oo lagu qabtay Stockholm
Waxaa lagu qabtay Magaalada Stockholm ee Wadanka Sweden Galabtii Jimcaha 15 May Munaasabada Al-israa Walmicraaj Waa Dheelminta Suubbanaha iyo Kor-yeelidda ama Korsiinta la Korsiiyey Samooyinka iyo Sarreyn Xadkeeda uu Garanaaayo oo Kaliya Allaha Kawnka Sameystay ee Soo Martay Taariikhda Islaamka Iyo Muslimiinta ayaa ka Dhacday Magalaada Stockholm
Al,isra Walmicraaj oo lagu qabtay Stockholm