Ixtifaalka Mowlidka Nabiga NNK oo lagu qabtay göteborg

0
Monday December 14, 2015 - 11:25:10 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 3846
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ixtifaalka Mowlidka Nabiga NNK oo lagu qabtay göteborg

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaa magaalda Göteborg ee wadanka Sweden lagu qabtay xaflad si weyn loosoo agaasimey laguna weyneeynaayey Dhalashada Nabigeenii Suubanaa Muxammed NNK,xafladdaan oo ay kasoo qayb galeen dhammaan qaybaha kala duwan ee bulshada ayaa waxaa Muxaadaraad qiimo badan kasoo jeediyey culimaau,diinka Ahlusunna waljamaaca oo ka kala yimid wadamo kala duwan.


Culimada ayaa waxaa ay ku dheeraadeen ka sheekaynta siirada Nabigeena Muxammed NNk, iyo marxaladihii kala duwanaa ee uu soomaray in ay fiddo diinta islaamku.
waxaa sidoo kale garab socdey Salawaad ay qaadayeen maadixiintii kasoo qayb galay ixtifaalka ,Xafladaan oo sanad walba lagu qabto magaalda Göteborg ayna ka muuqatay bilic ayaa waxaa ay kusoo gabagaboowdey nuur iyo nafaxaat.

Xafiiska wararka Sunnaweb ee göteborg.
E.Mail.Sunnaweb@hotmail.com












































Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Site Designed & Developed by Ileys Inc