Ixtifaalka Mowlidka Nabiga NNK oo lagu qabtay Oslo Norwey

0
Monday January 11, 2016 - 15:59:19 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 2912
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ixtifaalka Mowlidka Nabiga NNK oo lagu qabtay Oslo Norwey

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaa Magaalada Oslo ee wadanka Norwey lagu qabtay xaflad si weyn loosoo agaasimey laguna weeyneeynaayey Dhalashada Nabigeena Muxammed NNK, Xafladdaan oo ay soo qabanqaabiyeen culi,maaudiinka Ahlusunna Waljamaaca ee Norwey ayaa waxaa kasoo qayb galay dhammaan qaybaha kala duwan ee bulshada.
Xafladda waxaa kasoo qayb galay mashaa,iq waaweyn oo ka kala yimid wadamada yurub iyo gobolada Norwey,
culimada ka soo qaybgashay xafladda ayaa ku dheeraadey siirada Nabiga NNk, iyo
halgankii uu nabigeena muxammed nnk u galay fidinta diinta Islaamka.
waxaa sidoo kale garab socdey nabi ammaano aad u macaan oo ay qaadayeen maadixiintii kasoo qayb galay xafladda,
waxaa sidoo kale loogu duceeyey guud ahaan Islaamka gaar ahaan ummadda soomaaliyeed in ALLAH dhibka ka qaado.
Xafladda oo ay ka muuqatey bilic ayaa waxaa ay kusoo gabagaboowdey nuur iyo Nafaxaat.
Sawir qaade: Cantar


Fiiro gaar ah: dhammaan Muxaadaraadkii Xafladda kala soco goor dhaw sunnaweb.com







































Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Site Designed & Developed by Ileys Inc