Mu,tamarkii 11aad ee Ahlusunna Waljamaaca oo ka dhacay Göteborg Sweden

0
Monday May 30, 2016 - 21:20:15 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 4647
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Mu,tamarkii 11aad ee Ahlusunna Waljamaaca oo ka dhacay Göteborg Sweden

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaa Magaalada Göteborg ee wadanka Sweden lagu soogabagabeeyey Mu,tamarkii 11aad ee Ahlusunna Waljamaaca oo ka soconayey Mudoo labo Maalin ah.
Shirweynahaan oo ay kasoo qayb galeen dhammaan Qaybaha kala duwan ee bulshada ayaa waxaa soo qabanqaabiyey Culimaa,u diinka Ahlusunna Waljamaaca ee Magaalada Göteborg.

Mu,tamarkaan oo socdey 2 Maalin ayaa waxaa kasoo qayb galay qaar kamid ah Mashaa,iqda ugu caansan geyiga soomaalida oo ka kala yimid wadamada Mareykanka, Holand,Norwey, Uk. Sweden, ayaa waxay dadweynihii kasoo qayb galay Mu,tamarka si weyn uga haqabtireen Muxaadaraad qiimo badan.


Waxaa ugu danbeeyntii Culimaa,udiinkii ka qayb galay shirka kasoo saareen Bayaan ka koobnaa 4 qodob, oo ahmiyad weyn u leh bulshada,
Halkaan ka daawo Bayaankii Culimada.

Fiiro Gaar ah: dhammaan Muxaadaraadkii Mashaa,iqda oo muuqaal ah kala soco sunnaweb.com goor dhaw insha ALLAH.




Xafiiska Wararka Sunnaweb Sweden
E, Mail sunnaweb@hotmail.com





























































Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Site Designed & Developed by Ileys Inc