Ixtifaalka Mowlidka Nabiga NNK oo lagu qabtay köping Sweden

0
Sunday November 27, 2016 - 22:18:49 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 2992
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ixtifaalka Mowlidka Nabiga NNK oo lagu qabtay köping Sweden

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaa magaalada Köping ee wadanka Sweden lagu qabtey xaflad si weyn loosoo agaasimey laguna maamuusayey Ixtifaalka Mowlidka nabigeena Muxammed nnk.

Xafladda oo ay kasoo qayb galeen dhammaan qaybaha kala duwan ee bulshada ayaa waxaa soo agaasimey culi,maa,u diinka Ahlu sunna Waljamacaa ee magaalada Köping.
culimadii kasoo qayb gashay xafladda ayaa ku dheeraaday Siirada nabigeena suuban nnk iyo halgankii uu u galay fidinta diinta, waxaa sidoo kale garab socdey nabi ammaan ay qaadayeen maadixiintii soo xaadirey goobta.
Xafladda oo ay ka muuqatey bilic ayaa waxaa ay ku soo gabagaboowdey nuur iyo nafaxaat.

















































Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Site Designed & Developed by Ileys Inc