SIYAARADII FIQI CUMMAR IYO OWLAADIISA OO LAGU QABTAY STOCKHOLM SWEDEN

0
Monday November 06, 2017 - 12:32:35 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 2270
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    SIYAARADII FIQI CUMMAR IYO OWLAADIISA OO LAGU QABTAY STOCKHOLM SWEDEN

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus




Waxaa Magaalada Stockholm ee Wadanka Sweden ka dhacday Siyaaradii Fiqi Cummar iyo Owlaadiisii oo ay ka midyihiin Sheekh Loobage iyo Sheekh Qudub Siyaarada oo Sanad walba ka dhacda Daafaha Caalamka Gaar ahaan wadamada ay ku noolyihiin Ubadka Fiqi Cumar ayaa waxaa Sanadkaan si weyn uga soo qeyb galay Mashaa,ikh waaweyn oo farabadan.


Siyaarada ayaa waxaa looga kala yimid Daafaha Magaalada Stockholm iyo waliba Gobolada Xaflada oo habeynkii Jimcaha ahayd Bilaabatay ayaa waxaa Culumada ku Subciyeen Qur,aanka Kariimka ah ayada oo sidoo kale Qasidooyin iyo waliba Muxadarooyin Diini ah halkaasi looga soo jeedinayay Dhamaan dadkii ka soo qeyb galay.


WaxaY Siyaaradu ku soo idlaatay jawi farxadeed waxaana culumada halkaasi isugu yimid ay u duceyeen dhamaan Umadaha islaamka ayaga oo gaar haan u duceeyay umada soomaaliyeen iyo Dadkii Siyaarada sheekha u istaagay in ay dhigaan ayada oo Khitaamkana lagu soo xiray siyaarada Qasiidooyin aad umacanaa.

Xafiiska Sunnaweb Sockholm:




















Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Site Designed & Developed by Ileys Inc