Tacsi Macallin Xasan Maxamed Cabdi

0
Monday June 11, 2018 - 01:17:31 in Wararka by Mucalim Muxamed Cabdullahi
  • Visits: 2102
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Tacsi Macallin Xasan Maxamed Cabdi

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaa dhammaan Culimadda Ahlusunna Waljamaaca ee ku nool Wadanka Sweden Tacsi tiiraanyo leh u dirayaan qoyskii qaraabadii uu ka baxay Marxuum Macallin Xasan Maxamed cabdi oo maanta ku geeriyooday Magaalada Gaalkacyo.


Allaha unaxariisto Macallin Xasan Maxamed Cabdi ayaa ahaa Sheekh Caan ah oo looga yaqaanay Gobolka Mudug,waxayna Culimadu Ilaahay uga baryayaan inuu waraabiyo Janno Fardowso Ehaladii iyo Qaraabadii uu ka baxayna Ilaahay ka siiyo Samir iyo iimaan.  

Geeridii naxdinta leh ee ku timid Marxuumka ayaa waxaa looga tacsiyaynayaa dhamaan eheladii iyo qoyskii uu geeriyooday,khaasatan Sheekh Sahal Macallin iyo Cabdinuur Macallin Xasan.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Site Designed & Developed by Ileys Inc