Ogeysiis:
  - 
      
      Wargelin: Kitaabka Sunanu Abii Daa,uud  oo uu Aqrinayo Sh.Cali Cismaan  Ugaas  Ayaa lasoo geliyay websiteka ka faa,iideeysi Wacan.
       
       - 
      
      Ogeysiis: Dhammaan walaalaha  waxaa lagu wargelinayaa in aan soo kordhinay Android app aad ka dhagaysan kartaan Duruusta ku jirta Websiteka. hadaba si aad ula soo dagto kuqor play Storeka Sunnaweb.
       
       - 
      
      Wargelin: Kitaabka Minhaajka oo uu Aqrinayo Sh.Maxamud Cali Wacays Ayaa lasoo geliyay websiteka ka faa,iideeysi Wacan.
       
       

Siyaaradii Sh.Cabdalle iyo Sh.Cawareere oo lagu qaban doono Stockholm
			                        Waxaa la ogaysiinayaa dhamaan bulsho waynta Soomaliyeed ee ku dhaqan Wadanka Sweden in Magaalada Stockholm gaar ahaan Xaafadda Tenesta lagu qaban doono Siyaaradii Sh. Cabdalle iyo Sh. Cawareere  maalinta Sabatida ah taariikhduna ay ku beegan tahay 13/10/2018. Ka soo qaybgal wanaagsan.
    
        
  wixii faahfaahin intaas dheer kala xiriir: Tel: 0700100169.
ama E.amailka:  info@sunnaweb.com
      
                0            

Siyaaradii Sh.Cabdalle iyo Sh.Cawareere oo lagu qaban doono Stockholm