Ogeysiis:
-
Wargelin: Kitaabka Sunanu Abii Daa,uud oo uu Aqrinayo Sh.Cali Cismaan Ugaas Ayaa lasoo geliyay websiteka ka faa,iideeysi Wacan.
-
Ogeysiis: Dhammaan walaalaha waxaa lagu wargelinayaa in aan soo kordhinay Android app aad ka dhagaysan kartaan Duruusta ku jirta Websiteka. hadaba si aad ula soo dagto kuqor play Storeka Sunnaweb.
-
Wargelin: Kitaabka Minhaajka oo uu Aqrinayo Sh.Maxamud Cali Wacays Ayaa lasoo geliyay websiteka ka faa,iideeysi Wacan.

Ciid Mubaarakاسأل الله لي ولكم ان يعيد علينا وعلى الامه الاسلاميه هذا العيد ÙÙ‰ خير
Waxaa halkaan tahniyadku aadan munasibada Ciidul-fidriga ka diray bahda webka sunnaweb.com una dirayaan umada muslimiinta ah meelwalbo oo ee joogaan waxaanailaah kabaryeeynaa in ciidaan ciideeda kale nagu gaarsiiyo Barwaqo iyo Camal suuban Wadankenana ilaah noo dajiyo Amiiiiiiiiiiin Amiiin
Ciid Mubaarakاسأل الله لي ولكم ان يعيد علينا وعلى الامه الاسلاميه هذا العيد ÙÙ‰ خير