Ziyaarada Sh Axmed Xaji Mahdi Al Bandhawawi oo lagu qabtay Göterborg.

0
Tuesday January 17, 2012 - 02:36:22 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 3626
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ziyaarada Sh Axmed Xaji Mahdi Al Bandhawawi oo lagu qabtay Göterborg.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Siyaarada Sheekh Axmad Xaaji Mahdi Al Al-Bandhawawi Al Baxaral Suufi Al-Maqdishi oo qayb wayn qaatay fidinta diinta islaamka iyo culumtiisa aya lagu qabtay wadanka Swedan gaar ahaan magaalada Gothenburg 2012-01-06 maalinta Jimcaha. Waxaana ka soo qeyb galay mashaaikh badan iyo dhalinyarada Ahlu sunna Waljamaaca ee ku nool Gothenburg iyo nawaaxigeeda iyo Haweenka magaalada.Siyaarada ayaa la qabto sanadkasta xiligaan oo kale kana dhacdo daafaha dunida iyo dalkeena Soomaaliya.


Siyaarada waxaa lagu bilaabay Subac iyo qur.aan akhris kadibna qasiidooyink nabi amaan iyo xadro. Waxaa la qaaday qasaaidka gaarka u ahaay Sheekh Axmed Xaaji Mahdi, sidoo kale waxaa laga akhriyey taariikhda Sheekh Axmed Xaaji Mahdi (qadasallaahu sirrahu)i iyo doorka u ka soo qaatay fidinta diinta islaamka e dalka Soomaaliya


Mashaaikhda ka soo qeybgashay siyaarada iyo dhaliyarad hlu suna waljamaaca waxay kala yihiin:


1) Shiikh Cabdullahi Salaad Warsame
2) Dr Macalin Ayuub Raajis Maxamed
3) Dr Abdulqadir Macalin Xusseen (Abba)
4) Ciise Axmed Boondey
5) Nuur Axmed Suud
6) Sh Cabdullahi Saadiq Xaaaji Mahdi
7) Dr Yaquub Raajis Maxamed
8) AbdulQaadir Macalin Sh Cali maye
9) Shiikh Cabdikariim Sh Cumar
10) Shiikh Shaafici Baraawi
11) Sheekh Xaaji Caddow MuuseSheekh Ibraahim Celi Hassan
12) Sh Fuaad Sh Maxamed bin Caqiil.
13) Sh Cabdullahi (Kilwa)
14) Sh Cabdirxmaan Yariisow (Cubeydo Raxmaan)
15) Sheekh Xassan (Baariyow)
16) Sayid Cali Macalin Seerjito
17) Nuur Jiile
18) Macalin Cabdirizaaq Jiinow
19 Macalin Yuusuf Dheere
20 ) Sh Cabdiraxmaan Xaaji Axmed
21 Macalin Axmedeey
10) Shiikh Maxamud Axmed Mooge (Siqdi)
Waxaana kale oo ka soo qeybgalay siyaarada Haweenka Ahlu sunna waljameeca ee Gothenburg
1) Xaajiyo Maryan Hiraabe
2) Canab Xassan Xaaji Ceynte
3) Dr Fahma Axmed Nur Suud
4) Ikraama Maxamed Cabdullah Cali Sheekh Maye
5 Amiina Axmed Xuseen
6 Saciido Maxamud Wehliye
7) Abba Zaybab Axmed Sheekh Axmed Xaaji Mahdi.
8) Shamo Axmed Suud
9) Qamar Axmed Suud
10) Abba Khayr Xaaji Siidi Sheekh Cali Maye Duruqbo
Gabagabadii waxay culumada iyo siyaarada ka soo qaybgashay ka duceysteen in uu Alle wadanka nabad ka dhigo iyo in isku xernaanshada Ahlusunna Wal Jamaaca xoogsado.
























Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Site Designed & Developed by Ileys Inc