Siyaaradii SH Uways Al qaadiri oo Xalay lagu qabtay wadanka marykanka

0
Saturday April 30, 2011 - 02:15:05 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 2404
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Siyaaradii SH Uways Al qaadiri oo Xalay lagu qabtay wadanka marykanka

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Siyaaro si heersaraa loo soo agaasimay oo lagu xusayay waligii waynaa sheekhul daariiqah sheekh Uways Xaji Maxamed Al-qadiriyi ayaa lagu qabtay wadanka maraykan qasatan gobolka Minnesota Magaladiisa Minneapolis Siyaradas waxay ka dhacday madrisada ku caanbaxday fidinta diinta islamka ee lagu magacaabo NUURULIIMAAN.siyaradaas oo ay ka soo qayb galeen culimo aad u farabadan iyo dadwayne kale oo ka kala yimid 50 gobol oo wadankaas ka koobanyahay iyo waliba wadanka England iyo sweden.

Ugu horayntii waxaa lagu bilaabay sidii caadadu ahayd ayadaha quranka karimka ah qoolka eebe iyo waliba saliga nabiga NNKH.waxaa halkas culimadii ka hadashay kamid aha ashraafta kala ah

Shariif Ibrahim Axmed
Shariif Ibrahim Malaq
Sh Maxamed Abdi Caafi
SH sacid Macalin (Boqor)
Culimadu waxay ku dheeraadeen sh uways abalkuu u galay umada soomaliyeed iyo waliba siduu diinta islamka uga fidiyay wadadama africa sida somaliya,kenya,Tanzaniya,And uganda, sh uways wuxuu u istaagay fidinta dinta islamka iyo wacyi galihta Bulshada muslimiinta ah. xafladas oo ay ka soo qayb galeen dad wayne aad u fara badnaa waxay ku soo gaba gabowday ayadoo dadka qaar ay soo xasuusteen wadankii soomaliya qaas ahaan Biyoolay oo ahayd meeshuu sheekh Uways Ku asanyahay
xafladaas waxaa dadkii ka soo qayb galay oo ahalada sheekha ahaa ka mid ahaa
Mana Xamzata Sh maxamed iyo Xajigeeda Sh Maxamed Xasan Shuqale iyo Fimilkii reer sh maxamed sh




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Site Designed & Developed by Ileys Inc