Ixtifaalka mowlidka Nabiga NNK oo lagu soo khatimay Shöping Sweden

0
Sunday March 04, 2012 - 19:47:29 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 4987
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ixtifaalka mowlidka Nabiga NNK oo lagu soo khatimay Shöping Sweden

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus



Waxaa maalinaimadi shalay taarikhduna kubeegneed 2012-03-03 laguso gunaanaday munaasanad aad ubalaaran oo lagu maamusayay

dhalashadii Nabigeena muxamed .magaalada shöping ee wadanka sweden.

Xafladaas oo oo aykasoo qeebgaleen Culima,udiin iyo dadweyne aad ufara badan oo iskugu jiray Somali iyo muslimiin kaleba

Culimadi kasdooqeeb gashay waxaa kamid ahaa
شيخنا الفاضل الشيخ ابوسعدالسوري والشيخ ابواحمد
Macalin Maxamud Sh Xasan Örebro.
Sh Maxamud Cabdi Sabriye Stockholm.
Sh Suleymaan Stockholm.
Sh muxamed Sh cali Ibraahim Köping.
Macalinkeena weyn Mucalim siciid Xasan cilmi Stockholm.
Sh Mahad SH axmed Sheelare.Stockholm.
Mucalim muxamed Sh C.lahi Stockholm.
Sh Axmed nuur Xaaji Stockholm.
Sh C.qaadir VästerÃ¥s. Sh Cumar Maxmud Cigal Köping
Xiriirinta Sh Muxyidiin Maxmuud Xirsi Köping.

Xaflada waxa kalo laguso bandhigay nashiidooyin aad u macaan o ay qaadayeen qaar
kamid ah ardayda qur,anka kariimka kabarata Magalada Köping. waxayna kusoo dhamaatay farxad iyo reyn reyn.






Mucalim Maxamuud Sh.xassan









Sh.Suleeymaaan

Sh.Muxiyadiin Maxamuud Xirsi

Sh.Mahad Sh.Axmed Sheelare
Qaar qaar ka mid ah ardayda wax ka barata madarasooyinka shöping oo nashiido aad u macaan qaadaya



Sh.Muxamed Sh.Cali Ibraahim



Sh.Maxmuud Cabdi Sabriye








waxaan ka cudur daaraneeynaaa in aanan soo gelin sawirada dumarkii ka soo qayb galay xafladda.goor dhow naga fisha insha ALLAH.

Waxaa iska kaashaday warbixintaan
Sunnaweb.com iyo Samatariyah.com
sunnaweb@hotmail.com


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Site Designed & Developed by Ileys Inc